Indian Premier League
Indian Premier League (IPL) waa horyaal cricket-ka ragga ah, oo ay ku tartamayaan toban kooxood oo ka kooban toban magaalo oo Hindiya ah. Horyaalka waxaa aasaasay Guddiga Xakamaynta Cricket-ka Hindiya sanadkii 2007.[1]
IPL waa horyaalka cricket-ka loogu daawashada badan yahay aduunka waxaana sanadkan 2014 uu galay kaalinta lixaad marka la isku celceliyo dhamaan horyaalada ciyaaraha.[2] Sanadkii 2010, IPL waxay noqotay dhacdadii ugu horeysay ee ciyaaraha aduunka ee si toos ah loo tabiyo YouTube.[3][4] Qiimaha sumadda IPL ee 2019 wuxuu ahaa 6.3 US dollar.[5] Xiligii 2015 IPL waxa uu ku biiriyay US$150 million GDP ee dhaqaalaha Hindiya.[6]
Waxaa jiray afar iyo toban xilli tartanka IPL. Kuwa hadda haysta horyaalka IPL waa Chennai Super Kings, iyagoo ku guuleystay xilli ciyaareedka 2021
Tixrac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . 28 June 2018 http://www.espncricinfo.com/story/_/id/23931646/how-ipl-become-global-sports-giant. Soo qaatay 20 February 2019. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Barrett, Chris. https://www.smh.com.au/sport/cricket/big-bash-league-jumps-into-top-10-of-most-attended-sports-leagues-in-the-world-20160110-gm2w8z.html. Soo qaatay 20 February 2019. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.espncricinfo.com/ipl2010/content/story/445173.html. Soo qaatay 20 February 2019. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Hoult, Nick (20 January 2010). https://ghostarchive.org/archive/20220111/https://www.telegraph.co.uk/sport/cricket/twenty20/ipl/7033597/IPL-to-broadcast-live-on-YouTube.html. Waxaa laga kaydiyay the original 11 January 2022. Soo qaatay 20 February 2019. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Barameter aan la aqoon|url-access=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin)Template:Cbignore - ↑ Laghate, Gaurav (20 September 2019). https://economictimes.indiatimes.com/news/sports/ipl-brand-valuation-soars-13-5-to-rs-47500-crore-duff-phelps/articleshow/71197984.cms?from=mdr. Soo qaatay 22 September 2019. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . IANS. 30 October 2015 http://www.thehindu.com/sport/cricket/2015-indian-premier-league-ipl-contributed-rs115-billion-12-million-to-indias-gross-domestic-product-gdp-says-bcci/article7823334.ece. Soo qaatay 20 February 2019. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)